Home » FEATURED » Xassan Daffe Oo Camuudnews Siiyey Warbixin Ku Sahabsan Koobkii Ramadaanka Fariina U Direy Dhalinyarada Qurba jooga Reer Awdal + Dhageysi

Xassan Daffe Oo Camuudnews Siiyey Warbixin Ku Sahabsan Koobkii Ramadaanka Fariina U Direy Dhalinyarada Qurba jooga Reer Awdal + Dhageysi

Borama: (Cnn) –  Ciyaaryahanka Wayn ee Xassan Cabdillaahi Axmed oo ku Magac dheer Xassan Daffe kana mid ahaa laacibiinta kubada cagta ee soo mara Guud ahaan Degaanada Soomaaliyeed Gaar ahaana Gobolka Awdal, marar badana noqdey xidiga kubada cagta ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa wareysi gaaban siiyey camuudnews kaas oo uu kagga hadley koobkii ramadaanka iyo habkii quruxda badnaa ee uu ku dhamaadey iyo waliba dhalinyaradii bixisey lagactii la gudoonsiiyey qoysaskii ka hadhey labadii marxuum ee koobka loogu magac darey kuwaasi oo kala ahaa Marxuum Xassan Kayd iyo Marxuum Cumar Sanqadhi, Waxa kale oo Xassan Daffe mahad balaadhan u direy dhamaan dhalinyarada kaalin wax ku oola ka geystey habsami u socodkii koobka gaara kuwii bixiyey lacagtaas qadarkeedu dhanaa $800 ee la gudoonsiiyey ehladii marxuumiintu ka baxeen dhalinyaradaas oo ku nool North America iyo Wadanka Norway, Hadaba warbixintaas oo dhameys tiran ka dhageyso Halka Hoose.

2 Responses to Xassan Daffe Oo Camuudnews Siiyey Warbixin Ku Sahabsan Koobkii Ramadaanka Fariina U Direy Dhalinyarada Qurba jooga Reer Awdal + Dhageysi

  1. nabaddoon

    September 13, 2010 at 12:38 pm

    xassan dafaw sxb waan ku salaamay kolayba nin adag ayaad taheeeeeeee
    waan is arki doonaa waa sxbkaa damkaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. kaynaan

    September 19, 2010 at 12:02 pm

    aad ayaan u salaamayaa sh.xasan c/laahi axmad (daffe),,,,insha allah waxa uu yahay ahaani doonaana shakhsi lagu xasuusto kubada cagta….khayr ayaan u rajaynayaa….