Home » FEATURED » Ma Xaqiiqo Raadis Baa Mise Waa Basaasiin Borama loo Soo Diray By: Abdiaziz Hassan Hoori

Ma Xaqiiqo Raadis Baa Mise Waa Basaasiin Borama loo Soo Diray By: Abdiaziz Hassan Hoori

Sida lawada ogsoonyahay waxa magalada borama maalmahan intii kadanbaysay markii ay dablaydu xeebaha gobolka kasoo dagtay iska soo daba qulqulaya basasiin kasocda magalada hargaysa ee xarunta gobolka waqoyi galbeed. dadkani oo isku sheegaya inay yihiin xaqiiqo raadis balse ujeedooyinka ay u yimaadeen cidna kaqarsoonayan . hadaba marka aad u fiirsato siyaasada cusub ee hada lawaregtay
maamulka gobolada waqoyi somalia ayaa ah mid qorshayasheeda ay dadka ree awdal aad ula fajacsanyihiin. siilaanyo oo ah maamulka hada ayaa ah nin aad u neceb dadka re awdal kuna dadaala
siduu u baabiin lahaa siyasada gobolkan tasi oo dadbaan oo ninkasi u ololeeya ayna wali fahan sanayn ninkani qorshihiisa. dadka ree awdal inta sida macquulka ah u fikirta wax ay dareemen in tani wax anfaca
so wadin. kadib markii ay arkeen qabka uu dhisay dawladiisa oo ah dawlad isaqland layidhaa oo badheedha looguna talo galay in lagu mijaxaabiyo gobolka awdal .
hadaba waxa is waydiin mudan mala aqoonsan doona mise lama aqoonsan doono dawlad ku sheegan ?
su,ashasi jawabtedu wa maya oo waxa hortaagan qodobo badan . waxa jira wadamo badan oo sida somaliland ictiraf radinaya oo aad uga horumarsan tani wadmadasi qabyaalad way katageen oo nidam xalala
ayaa waxlagu qaybsadaa wali marka ad eegto miisaniyada dhaqalena 95% aad ayay uga sareeyan tani . marka marka kuwaa si la aqoonsado ayaa tani na cidi eegi doontaa
qodobkale wadamadaasi waxa ay leeyihiin shakhsiyaad mutacalimiina o calamku usoo joogsado balse tani waxedu waa qulufan qalaafan warabe dhag jeexan oo rag aan somaligoodiba garanayn ayaa donaya
inay horkacaan. hadab inta ay somaliland nidamka u dhisatahay wax kasoconaya malaha waayo mesha dadkii adunku usoo joogsanayay ee waxkala garanayay ba kuma jiraan ee dilaaaliin aan adunka war u ahyn oo kursi baa lagu fadhista layidhi ayaa taagan meesha markasi ka dheer tani aqoonsi.
hadaba waxa marag madona hadii ay dadka beesha dhexe aqoonyahan lahan lahayeen somaliland manta sidaa may ahateen e wax wayn baa iska badli lahaa marka inta ay kursi ku yaacayaan inay buuga qatan
ayaa ufican si ay ugu dadaalan aqonsigan hadii kale cirkuu waligiiba ku laalnaanayaa. hadii anka hadlo dadka ree awdal ayaa ah iyagu kuwa somali ama qaradaba ugu mutacalisan lakiin uma soo jeedsanayaan
oo mawqifkoda aya inta kawayn way jiraan shakhsyad u soo jogsan laha balse iyagna waxa ay arkayaan wixii yoo wada bela markaasi milixdiii baa kamaqan dhariga milixduna waa besha gadabursi ee ilaahay
cilmiga ku manaystay . markaa isaqow maalakum yaakii sidan wax kabadala hadii kale adal world profissors meelkasta waraq bay idiin dhigi markaa maroora dilaaca iska dhaafo ama waxbarta ama dadka
waxyaqana soo dhawysta.
 abdiaziz hassan hoori
junior candidate hadhramout university of science and technology
yeman.

7 Responses to Ma Xaqiiqo Raadis Baa Mise Waa Basaasiin Borama loo Soo Diray By: Abdiaziz Hassan Hoori

  1. Waranle

    September 18, 2010 at 8:30 pm

    waa basaasiin uu soo dirsaday Silaanyo.. Qudhmiska ugu weyn… marka waxa loo baahan yahay in la fahmo aargoosiga siyaasadeed ee ay Qudhmista Hargeisa Fadhidii

  2. hanad

    September 18, 2010 at 11:07 pm

    maxaad siilaayo ula yaabi maad aragtid kaagan leh awdal ayaa ka masuula dadka soo daga xeebaha somaliland ee saylici yidhina waligeedba waa laga soodajn jiray ma sharaf usoo hoyatay gobolkaa mise waa hagardaamo usoo hoyatay goormuuse arkay markuu leeyahay waxaa jira nin waligiiba dadkan soo kuri jiray baa jira oo waa ninka naga maqan waanan soo qaban doonaa
    waxana saylici looga fadhiyaa inuu jawaabo waafiya ka bixiyo eedaha uu sheegto inuu masuul ka yahay uuse maanta cadeeyay inuuna u ahayn ee uu yahay hargaysa iwm

  3. ahmed qalinle

    September 19, 2010 at 5:36 pm

    ina hooroow waanku aqana waxaad qoraysona waan lasocdaa lakin iswaydii qaabkaad kusoo mari magalada hargaysa dee wanku garanayaa oo ree jigjiga yar
    ayad tahay dee marka xiinka aad wadona walagu waydiin markaa hadi anad na rabin dee naga go anagu kuma bahnine aflagada jooji hadi kale suuqyada hargaysad kamarmi mayside waa lagu arki

    • Mohamed cabdisalan ahmed

      September 19, 2010 at 11:50 pm

      Waa basaasiin siiranyo sodiray oo uu rabo inay soo eegan inta uu quwad leegyahay ciidanka uu haysto ina xudhuun intuu quwad leegyahay iyo qalabkay kuhubaysan yihin marka waxan leehay nin dagaal yaqaaniyo kii difaacgala waa inoo daruuraha cirkiyo dayrta manta ah

  4. awdallander

    September 20, 2010 at 6:04 pm

    waa basaasiin anagu marabno hanaga tagaan ninkan leh xageed soo mari wuxuu cadaysanayaa jid gooyo niomadiisii lagu yaqaanay ceebiisa maha reer awdalna waxaan ugu baaqayaa inay iska dhex saaraan qudhmista isaaq dawladoonada aaminaan

  5. makadoor

    September 20, 2010 at 6:05 pm

    ha noolaato awdallaand qudhimislandna ha dhacdo

  6. fajiciso

    September 20, 2010 at 6:09 pm

    awdalland taageera oo ku dayda mujaahidiinta u halgamaya shacabkooga iyo dalkooga si aad baal dahaba uga gashaan taariikhada dahabka ah e adal