Home » CAMUUDMEDIA LIVE NEWS » Daawo Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Mustafe Faarax Abraar Ayaa Hambalyey Goaanada Kasoo Baxay Belaha jiril Yonis iyo dhigooda Belaha Suber Awal

Daawo Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Mustafe Faarax Abraar Ayaa Hambalyey Goaanada Kasoo Baxay Belaha jiril Yonis iyo dhigooda Belaha Suber Awal

Borama{Camuudmedia}Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta mustafe faarax abraar ayaa Hambalyo u diray beelaha jirbril yonis iyo dhigooda beelaha suber awal oo shir 24 kii sacadood ee la soo dhaafay uu shir uga socday magalda Borama ayaa waxaa  shirkaasi kaas ka soo baxay heshiis ay labada dhinac ku midoobeen taasi oo ay kala qorteen warqado wax ku ool ah oo ay ku heshiyeen in ay wax wada yeelan donaan Hadaba mustafe faarax abraar oo ah wasiirka ku  aftirsada beelaha jirbil yonis kuna fadhida kursiga jibrir yoonis ee ay ku leeyihiin golaha wasiirada Somaliland ayaa manta beelwanta jibril yoonis ay ku ansixiyeen in ay ka mid yihiin xisbiga kulmiye una codayn donaan murashax  muuse biixi cabdi kulan kan oo uu hormuud ay u ahaayeen siyaasiyiibnta beelaha jibrir yoonis   oo uu horkacaayo wasiirka boosaha iyo isgaadh siinta oo ay weheliyaan siyaasiyiinta beelaha jibril yoonis ayaa ugu danbayntii manta munaasibad qado sharaf ah oo manta ka dhacday hotel rays ee magalada Borama ayaa waxa ugu danbayntii lagu soo gunaanaday shirkii beelaha jibril yoonis iyo beelaha super awal oo ay isku afgarteen labada wax garad .

Camuudmedia Desk Office