Home » CAMUUDMEDIA LIVE NEWS » Wali waxaan ku guda jirnaa dhacdooyinkii sanadkaa 4 Feb 1991 ka dhacay Borama

Wali waxaan ku guda jirnaa dhacdooyinkii sanadkaa 4 Feb 1991 ka dhacay Borama

Haddii aan dib u eegno isla sandkaa isla wakhtigaa, ayaa waxaa odayashii jabhadii snm iyadoo dhiigii wali gidaaradii kuyaal oo aan weli laga bogsoon lana kala gurin colaadii ay yimaadeen boorama bal hada u fiirsada! Maxay soo dooneen? Inay magbixiyaan? Xaal keenaan? Dambi dhaaf waydiistaan reer awdal? Maya. Kawaawayntaa! Dawlad Ayaan rabnaa inaan dhisno waa inaadka mid noqotaan? Amar bay ahayd sida xaqiiqda ah hadalkku siduu doono ha u dhacee, Odayadii awdal Burco ayaa lagu shubay, iyagoo taagan waxaan umalaynyayaa inay 5/1991 ahayd lagu dhawaqay dawladii snm ee cabadirahan tuur iyo Xasan cise jamac, meesha ayay soo martay jawaabta aan lagahayo odaydii wakhtigaa oo intii badnayd inaga hooseeyo allah yarxamee ay ahayd badbaado ayaan dooranay oo idinka Ayaan idin badbaadinaynay. Hadaan dib uugu noqono ciidanka snm ee boorma iyo awdal soo galay waxaa ay haayen Koodbuur iyo sayid ali, oo arab iyo cidagale ama garxajis waxaana hogaaminayay Abdilhi dirawal.

Abdilahi darawal oo ka hadlaya ayaa yidhi oo hadalkiisi ka mid ahaa in uu la siihadalay jabhadii sii ama dhaliyardii uu hogaaminayay uuna sheegay inaan cidna xabad lagu dhufan hadaynaan rabin dagaal sokeeye oo inagu siidabo dheeraada waa marka ay xeeb ku socdee noo uu sida uu sheegay isgu aad u yaqaan deegaanka iyo dadka degan. Mark uu ka hadlayay sababta boorama ay u soo goleen oo kolay iska cad in ay khiyaamo ahayd hadan wuxuu afka ku dhuftay in ciidamdii faqashtu isku urur satay oo ay halkaa dib dagaal uuga soo qaadi doonaa waa siduu hadalka u dhigayay isagoo marna afka soo marin cidiinakii mingiste ee awooda siiyay iyo garabka iyagoo Oromo raadinaya. Isagoo hadalka siiwata waxaa uu sheegay in uu habenkiba boorama ka soo bixi lahayeen ee dhalinyardii bililiqo bilawday oo ay sidaa ku sii joogeen mudo saacado ah.

Waa wax yaabaha u baahan u rururin iyo xaqiiq raadin run u sheeg daadkeena. Waa maalin xusuus gaara iileh runtii

Qoraa: Maxamed Ali Gabilay

Leave a Reply