Home » CAMUUDMEDIA LIVE NEWS » Daawo_– Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Ku baaqay Inay Is Casilaan Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Muuse +  Sababta

Daawo_– Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Ku baaqay Inay Is Casilaan Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Muuse +  Sababta

Hargeysa (Camuudnews.net) Hadalka Gudoomiye Ciro ayaa Daba Socda Kadib Markii ay Soo Bexeen Wararka Xaqiijinaya Jiritaanka Shirkad ku Dhisan Sharci Daro oo Somaliland ka Jirta isla Markaasna La Macaashta Dawlada Imaaraat.

Cabdiraxmaan Cirro waxa kale oo uu sheegay in arrintani tahay musuqmaasuq lagula kacay hantidii umadda, waxaanu u soo jeediyey masuuliyiinta shirkaddani madaxda ka ah (Sacad Cali Shire iyo Baashe Cawil) ay is casilaan, waa sida uu hadalka u dhigee.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Ku baaqay Inay Is Casilaan Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Muuse

Leave a Reply