Home » CAMUUDMEDIA LIVE NEWS » Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qaabka Loo Fasiray Gabayga Buuga Sooyaal Ku Qoran

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qaabka Loo Fasiray Gabayga Buuga Sooyaal Ku Qoran

Suldaanka guud ee saladiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wasiirka wasaarada warfaafinta JSL md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Guri-Barwaaqo) oo si wada jir ah uga hadlay buug uu wasiirku qorey muddo laga joogo 10 sanno oo uu fasir khaldan ka bixiyey nin la yidhaahdo Bedel. labadooduba waxay si wada jir ah u falanqeeyey arrinkaa iyo cabashadii ninka warkan faafiyey, waxaanay ugu dambayn raali gelin buuxda siiyeen hablihii loo been waramay