Home » CAMUUDMEDIA LIVE NEWS » GAR NAQSIGII RIYADA IYO SOO DhAWAYNTII MADAXWAYNE MUSE BIIXI

GAR NAQSIGII RIYADA IYO SOO DhAWAYNTII MADAXWAYNE MUSE BIIXI

Waxa ay ahayd maalin diiran oo qalalan cirkuna qaawan yahay.saacaduna wa abaaro 11:00Am subaxnimo. Cimilo-gooreedku waxay tilmaamaysa in heerkulka hawadu sareeyo , cadceeda dayreedna ay mid kulaylkeedu diirka qofka Ku dhagayso. waxay maamulka war laliyaha ama TV-yada Ku so tabiyeen inu madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Gobalka Awdal so gaadhayo.dadkiina diyaar galow balaadhan ay sameeyan waxay dadka daadsanayeen min gabiley ilaa borama waxayna so dhawaw xiiso oo qiiro ka muuqato .caruurta iyo haweenkuba waxay haadinayeen caleemo qoyan. Waxa si diran logu soo dhaweyey madaxwaynaha magaalaga borama .waxa ka qaybqaadanayey maamulka gobalka iyo urarada maxaliga , salaadinta dhaqanka iyo haween waynaha degon anigu ka mid nahy . Markii kulnkii so scday waxan so bandhigny dhibaatooyin dalka haysta iyo G.awdal haysta .anigoo matalaya Aayo -organization igu sharfen in an u hadlo. Waxan so jeediyey qodobo badan .waxan ka mid ahaa; 1. Ilaalinta horumarinta midnimada iyo danaha qaranka kuna salaysan hab cadaalada Ku dhisan. Waxa so xiganay halku dhagisi ahaa cadaalada iyo sharciga aya sareyn. 2.shaqaalayntisa iyo inuu saamiyooda sugo ay dalka ka qabtan dhalinyarada RR awdal mansabyo siyaadeed oo sarsare. 3. Wa na xal lo helo sixir bararkani cirka isku so shareeraya.xalkuna Zaaadka maahee meel kale lava raadiyo.hadaba so lo yareeyo sixir bararka wa in LA qaadaa dhawr qodob A. Ina LA samayo dheelitiran ganacsi dalka iyo dibadiisaba ( balance trade) B. Wa in LA kordhiyo tariffs ka shirkaha shisheeye so ay u shaqeeyaan shirkada dalku. C. Wa in lagu so rogaa shirkada tax-sales iyo V.A.T ay dareemaan. D. Wa in ay dawladu ururisa lacagaha badan we suuqyada sabaynaya e kaashka ah e ka badan baahidii suuqa lona soo daayo kolba inta macquulka ah . 4. Wa in tayeeyo maamulka gobalka iyo waaxyihisa si an ULA tartano gobolada kle e dalka 5. Wa in deeqaha ,mucaawinooyinka iyo mashaariicaha dawlada baahintooda loo sinaado. Hadaba markii kulankii dhamaaday aya lo galbiyey waftigii madaxwaynuhu hogaaminayey xaga caadimada Somaliland ,hargaysa.waxa nasiib u helnay in an raacno Ila qasriga madaxtooyada si xeeldheerna u wada sheekaysanay una ogolaaday garnaqsigaygii iyo dhawrkii qodob ee so jeedinta ahaa . Waagu waxa nogu baryey qasriga madaxtooyada . hurdada anigo faraxsan ayan ka toosay kuna qanacsanaa sida an u tusaaleeyey madaxwaynaha dalka riyadii dhexdeeda . Marka madaxwaynaha riyaan wax u sheegee, shacabow maanan si toos ah talooyin wax ugu sheegi jirin ? Maanan shacabka baahidooda LA ilaaway soon bandhi Karin ? Gobagabdii iyo gunaanadkii waxa leeyahay in an sheeganaa waxa inaga dhexguuxayo oo an fadhi Ku dirarka iska daynaa sona bandhignaa una marnaa toobiyaha togan ee qaranka raaliga ka yahay .

Viva Somaliland

By Musa Said Osman