Home » Archives by category » CAMUUD

Akhri:– Khudbadda Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hargeysa (Camuudmedia.com) Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa khudbad ka jeediyey madashii dhaarinta iyo xilwareeejinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Jmahuuriyadda Somaliland, waxaanu yidhi”Waxaan yartaaban doonaa geeddi-socodkii dimuqraadiyadani kusoo beerantay, waxaan lahaa qorshaheeda iyo Barnaamijkeeda Alle haw naxariistee Madaxweynihii iga horeeyey AHU Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,…

Hantidhawraka Qaranka Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogay Kala Wareejinta Hantida Maguurtada ah Ee Qaranka

Hantidhawraka Qaranka Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogay Kala Wareejinta Hantida Maguurtada ah Ee Qaranka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hantidhawraka Qaranka Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogay Kala Wareejinta Hantida Maguurtada ah Ee Qaranka, Qorshaynta Dhulka iyo Iibka Gaadiidka Wakhtiga Kala Wareega Labada Madaxweyne.   Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Oo Xafiiskiisa Kula Hadlay Warbaahinta Ayaa Shaaciyey In Wakhtiga Kala Guurka ee Ay Xilka La Kala Wareegayaan Labada Madaxweyne, Madaxweyne…

Muwaadin Waxaad Xaq Uleedahay in Aad Waxdoorato Laguna Doorto Fadlan Codkaaga Ugu Hilil Xisbiga Isbadal Doonka Rajada Shacabka Ee Wadani

Muwaadin Waxaad Xaq Uleedahay in Aad Waxdoorato Laguna Doorto Fadlan Codkaaga Ugu Hilil Xisbiga Isbadal Doonka Rajada Shacabka Ee Wadani

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daawo Cabdirahman muuse {Eng Wabax} oo ka mid ah taageerayasha xisbiga isbadal doonka ee wadani oo baraha bulshada ku bahiyay in uu codkiisa sinayo Xisbiga wadani , codkiisana kaga tuurayo  xisbiga dhulboobka ee hantida umada ku ololaynaaya ee kulmiye ayaa…

Daawo Sawirada Taageerayaasha Rajada Shacabke ee  Xisbiga isbadal Doonka Wadani oo u Quus Gooyay Taageerashaasha Kulmiye +Sawiro

Daawo Sawirada Taageerayaasha Rajada Shacabke ee  Xisbiga isbadal Doonka Wadani oo u Quus Gooyay Taageerashaasha Kulmiye +Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boorama(Camuudmedia) Taageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa isu soo baxyo balaadhan ka sameeyay gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. jamaahiirta ku labisan calanka liimiga ah ee xisbiga iyo boodhadh ayaa isu soo baxay fagaareyaasha magaalooyinka waaweyn iyo degmooyinka dalka waxaana kala qayb galay madaxda kala duwan ee xisbiga Waddani. Taageerayaasha…

Daawo Taageerashaasha Xisbiga Wadani ee Burco oo Cududoodii ugu Waynayd soo Bandhigay una Quus Gooyay Xisbiga Kulmiye iyo Fagaraha Khayriyad Buroco oo buuxdhaaftay 

Daawo Taageerashaasha Xisbiga Wadani ee Burco oo Cududoodii ugu Waynayd soo Bandhigay una Quus Gooyay Xisbiga Kulmiye iyo Fagaraha Khayriyad Buroco oo buuxdhaaftay 

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daawo Taageerashaasha Xisbiga Wadani ee Burco oo Cududoodii ugu Waynayd soo Bandhigay una Quus Gooyay Xisbiga Kulmiye iyo Fagaraha Khayriyad Buroco oo buuxdhaaftay…

DAAWO Nuxurka Khudbada Prof Saleban Axmed Guleed uu kaga Sheekeyay Tariikhdii  AUN Prof Xamaal ee Bandhiga buugii Maan Koriye 

DAAWO Nuxurka Khudbada Prof Saleban Axmed Guleed uu kaga Sheekeyay Tariikhdii  AUN Prof Xamaal ee Bandhiga buugii Maan Koriye 

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

DAAWO Nuxurka Khudbada Prof Saleban Axmed Guleed uu kaga Sheekeyay Tariikhdii  AUN Prof Xamaal ee Bandhiga buugii Maan Koriye ee lagu soo bandhigay magalada borama…

Daawo Gudoomiyaha Hayada Shaqaala oo kaalin muhiinle ka qaatay bandhiga buuga maankoriye ee Taarkiikh nololed kii AUN Prof Miigne 

Daawo Gudoomiyaha Hayada Shaqaala oo kaalin muhiinle ka qaatay bandhiga buuga maankoriye ee Taarkiikh nololed kii AUN Prof Miigne 

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiyaha Hayada Shaqaala oo kaalin muhiinle ka qaatay bandhiga buuga maankoriye ee Taarkiikh nololed kii AUN Prof Miigne…

Daawo Suldaan Xasan Xadi Baade oo si Wayn uga Waramay Taariikhdii prof Maxamed Barkhad Miigane ee Bandhigii Buugii Maankoriye +Video

Daawo Suldaan Xasan Xadi Baade oo si Wayn uga Waramay Taariikhdii prof Maxamed Barkhad Miigane ee Bandhigii Buugii Maankoriye +Video

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daawo Suldaan Xasan Xadi Baade oo si Wayn uga Waramay Taariikhdii prof Maxamed Barkhad Miigane ee Bandhigii Buugii Maankoriye +Video…

Prof Dahir Maxamud Xadi iyo Si Qiiro Leh Kaga Sheekeyay Bandhigii Buugii Maankoriye Tariikhdii Taariikh Nololeedkii AUN Pro Xil Maxamed Barkhad miigane {Xamaal}

Prof Dahir Maxamud Xadi iyo Si Qiiro Leh Kaga Sheekeyay Bandhigii Buugii Maankoriye Tariikhdii Taariikh Nololeedkii AUN Pro Xil Maxamed Barkhad miigane {Xamaal}

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama{Camuudmedia}Prof Dahir Maxamud Xadi iyo Si Qiiro Leh Kaga Sheekeyay Bandhigii Buugii Maankoriye Tariikhdii Taariikh Nololeedkii AUN Pro Xil Maxamed Barkhad miigane {Xamaal}…

Daawo. Buuga Maan-Koriye Taariikhdii Pro-Xil.Maxamed Barkhad Miigane(Xamaal) Oo Borama Lagu Soo Bandhigay.

Daawo. Buuga Maan-Koriye Taariikhdii Pro-Xil.Maxamed Barkhad Miigane(Xamaal) Oo Borama Lagu Soo Bandhigay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

BORAMA(CAMUUDNEWS)-Halkan Ka Daawo Buuga Maan-Koriye Oo Ka Waramaya Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyee Taariikhdii Dheerayd Ee Pro-Xil/Maxamed Barkhad Miigane(Xamaal) Oo Habeenimadii Xalay Ahaa Lagu Soo Bandhigay Hotel Rays Ee Magaalada Borama. CAMUUD NEWS BORAMA-SOMALILAND  …

Page 1 of 41234