Home » Archives by category » CAMUUD (Page 4)

Gudidda Komishanka Qaranka Oo Shaaca Ka Qaadey Codadka Is Diwaan Galiyey Magaalooyinka Somaliland

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boggan oo English ku qoran  Baraha Galitaanka Mobile ahaan Mobiles U gudub qaybta sahminta goobta U gudub sahminta bbc.co.uk U gudub raadinta bbc.co.uk Caawin Caawinta adeegga Caawinta Furayaasha wax kala wadaBoggan oo English ku qoran  BBC Somali Toos u Dhageyso  25 June, 2010, 12:16 GMT 15:16 SGA Saaxiib u dir…

Daawo Barnaamij Telefishanka Al-Jaziira ka Diyaariyey Ololaha Xisbiyadda Somaliland

Daawo Barnaamij Telefishanka Al-Jaziira ka Diyaariyey Ololaha Xisbiyadda Somaliland

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

London: (Cnn) – Tv-gga Caalamigga ah ee Al-Jaziira oo ayaa ku sugan Magaaladda Hargeysa iyadda oo lagu jirro wakhtigii Ololaha Doorashooyinka hadaba halkan hoose ka daawo Barnaamij uu Wariye Mohamed Cadow ka diyaariyey hawlaha doorashiiyinka Somaliland. Abdirasaaq Hammaal Senior Camuudnews Editor.…

Xisbiga Udub oo Maanta Soo Gaba Gebeeyay Ololihiisi Doorashada ee Magaalada Boorama + Sawiro

Xisbiga Udub oo Maanta Soo Gaba Gebeeyay Ololihiisi Doorashada ee Magaalada Boorama + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama ( CNN ) Daawo muuqaalka ololihii xisbiga udub oo maanta lagu soo gaba gabeeyey magaalada boorama…

Shir Jaraa'id oo uu Maanta Qabtey Tobobaraha Xulka Kubada Cagta ee Magaalada Boorama

Shir Jaraa'id oo uu Maanta Qabtey Tobobaraha Xulka Kubada Cagta ee Magaalada Boorama

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama ( CNN ) Waxa markii ugu horaysay ka hadlay safarkii ay ku tageen dalka jabuuti tobabare SAMAROON oo war saxaafadeed uu qabtay kaga xog waramay safarkoodii jabuuti kagana hadlay waxa ay kala soo kulmeen, waxaana uu sheegay samaroon in meesha ay u tageen ciyaar saaxiibtinimo oo dhex marta dhalinyarada…

Daawo: Bashiir Sh.Omar Goth Oo Ka Warama Qiimaha Uu Leeyahay Qoraalka, Sooyaalka iyo Suugaanta Soomaaliyeed

Daawo: Bashiir Sh.Omar Goth Oo Ka Warama Qiimaha Uu Leeyahay Qoraalka, Sooyaalka iyo Suugaanta Soomaaliyeed

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  London: (Cnn) – Bashiir Sheekh Cumar Goth waxa uu ka mid yahay aqoonyahanadda Soomaaliyeed ee inta badan wax ka qora dhacdooyinkii Dunidda Soo marey iyo kuwa waaqica ah ee wakhtigan aan ku jirno dhaca, Waa Qoraa, Waa Hal abuur, Waa Gabayaa, Waa Aqoonyahan, Waa Abwaan, Waa Maanso yahan, Waa Murti…

Hadaydaan isku Hadlin Cidi idiin Hadli Mayso By: Kayd Askar Diiriye

Hadaydaan isku Hadlin Cidi idiin Hadli Mayso By: Kayd Askar Diiriye

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Noloshu waxay qiima buuxa leedahay marka ay ku nooshahay nabad  waana sobobta aan afaraydan ugu halqabsaday inkasta oonan ahayn nin gabya markhaatina waxa ka ah bulshada reer somaliland oo nabad la aana soo martay maantana aad ka dheehan karto muuqaalkooda sida ay ugu raaxaysanayaan nabada.       Nabadeey qurux…

Magaaladda Borama Oo Galabta uu Ka Da,ay Roob Dabeylo Xoogan Watey + Sawiro

Magaaladda Borama Oo Galabta uu Ka Da,ay Roob Dabeylo Xoogan Watey + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama: (Cnn) –  Magaalo Maddaxda Gobolka Awdal ee Borama waxaa maanta Galinkii dambe ka da,ay roob aad u dabeyl badnaa kaasi oo xanibey dhamaan isu socdka dadka iyo gaadiidka magaaladda dhexdeeda ka shaqeeya. Roobkaas ayaa maanta keystey khasaare aan aad u badneyn balse inta aan ilaa iyo imika  ognahay waxa uu…

Barnaajimkii ciyaaraha Koobka Adduunka1970-2006dii oo Maqala + dhageysi

Barnaajimkii ciyaaraha Koobka Adduunka1970-2006dii oo Maqala + dhageysi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barnamijkan oo Maqal ah waxa inoo daadahinaya Wariye Ahmed Shanle waxaana soo diyaariyay iskuna soo dubo riday Mahdi Ghandi click here to listen…

Gagadda Xoolaha Nool Lagu Kala Iibsaddo Ee Magaaladda Borama + Sawiro

Gagadda Xoolaha Nool Lagu Kala Iibsaddo Ee Magaaladda Borama + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama: (Cnn) – Magaala Maddaxda Gobolka Awdal ee Borama ayaa waxaa ku yaala Gagadda Xoolaha Nool lagu kala iibso oo ah mid aad u weyn, Gagadaas oo ku taala daanta Galbeed ee Magaaladda Borama ayaa mid camiran oo subixii la ciir ciirta Xoolo fara badan oo laga keeney meelo kala…

Taageerayaasha UDUB Ee Gobolka Awdal Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Muujiyey Kheyriyadda Borama + Sawiro

Taageerayaasha UDUB Ee Gobolka Awdal Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Muujiyey Kheyriyadda Borama + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borama:   (Cnn ) – Guud ahaan Somaliland oo dhan maanta waxaa ka bilaamay ololihii xisbiyada doorasha madatooyadda  u tar tamaayey sidaas darteed waxaa maanta isku soo baxay taageerayaashii xisbiga UDUB barxada weyn ee khayriyada magaalada Borama. Waxaana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobalka maxamuud sheekh c/laahi iyo duqa magaalada boorama c/raxamaan shide bile,…

Page 4 of 41234